Pjecer på somali Sideindhold Cabiraada dhiig karka ee guriga - Måling af blodtryk hjemme Waxay ku siinaysaa natiijo sax ah, markaad sokorta dhiiga ku cabirto guriga, meel xisiloon oo haboon. Cabirka sokorta dhiiga - Måling af blodsukker Isku day inaad hesho natiijo sax ah, markaad cabrito sokorta dhiiga, waa muhiim inaad si fiican u qaado cabiraada. Cagaha iyo sokorta - Fødder og diabetes Markay bilaabto xanuunka neerfaha cagaha(neuropat), waa muhiim cagha la dhayo, oo la ilaaliyo. Daawaynta GLP-1-analoger - Behandling med GLP-1-analoger GLP-1-analoger waxay hoos u dhigtaa sokorta dhiiga, waxaana lagu daweeyaa nooca 2aad ee sokorowga. Daawaynta NovoMix 30 - Behandling med NovoMix 30 Waa muhiim, in NovoMix 30, si fiican, oo taxadar leh la isugu qaso, ka hor intadan isku mudin. Daawaynta daawada hoos u dhigida kalastaroolka - Behandling med kolesterolsænkende medicin Daawada hoos u dhigta kalastaroolka, waxay yaraysaa khatarta cudurada wadnaha. Daawaynta hjertemagnyl - Behandling med hjertemagnyl Sokorowgu wuxuu keeni karaa khatarta cudurada wadnanah ku dhaca, daawada Hjertemagnyl waxay ka hortagtaa xinjirowga dhiiga. Daawaynta nooca 2-aad ee sokorowga SGLT-2 joojiyaasha - Behandling af type 2-diabetes med SGLT-2-hæmmere SGLT-2 waa daawo, hoos u dhigaysa sokorta dhiiga. Daaweynta DPP-4 joojiyaasha - Behandling med DPP-4-hæmmere DPP-4-hæmmere waa daawo hoos u dhigaysa sokorta dhiiga, waxaana lagu daweeyaa nooca 2aad ee sokorowga. Daaweynta basalinsulin - Behandling med basalinsulin Insuliinta basalinsulin waxayna u shaqaysaa si tartiib ah, waxayna caawisaa hoos u dhicida sokorta dhiiga. Daaweynta daawada SU-præparater - Behandling med SU-præparater SU-præparater waa daawo kor u qaada soo saarka insuliinta jirka, waxaana lagu daweeyaa nooca 2aad ee sokorowga. Fasax iyo cudurka sokorta - Ferie og diabetes Waad safri kasta , oo fasax qaadan kartaa markaad sokorow leedahay, laakiin waa fikrad fiican inad si fiican u qorshayso safarkaaga, ka hor intaadan safrin. Sidst opdateret: 21. august 2025 Redaktør Stenos webteam For at kunne sende din besked, mangler du at give dit samtykke. Indtast en gyldig e-mail-adresse. Bemærk: Denne mail er ikke sikker. Din mail bør derfor ikke indeholde personfølsomme oplysninger.Læs, hvordan du sender sikker digital post:https://www.sdcc.dk/kontakt Skriv din besked: Indtast din email (skal udfyldes): Hvis du ønsker at vedhæfte en eller flere filer, skal du først logge ind. Opret en profil eller log ind Jeg giver hermed samtykke til, at Region Hovedstaden behandler oplysningerne i min henvendelse. Læs vores persondatapolitik Der er ikke registreret en emailaddresse for brugeren/gruppen